Xogsheeg Media Network | Latest News in Somalia

Aragtiyo

Wadaadada diriraya ma wada saxanyihiin?. W/Q: Axmed C/samad

Waa qoraal aan sannadkii 2009kii u qoray qaar ka mida asxaabtayda oo wax iga weydiiyey loolankii ka dhex socdey…

Jan 17 2012 / No Comment

“Ma Annagaa Suudaanta keennay Dalka “!!

Mar ay ahayd Beri-samaadyadii ayay Koox xagga Fanka ah, oo ka socotay Dalka Suudaan soo gaareen Dalka Soomaaliya, si…

Jan 11 2012 / No Comment

Xil Ka-qaadista Gudoomiyaha Baarlamanka, Hees Wanaagsan ee Shimbiraha!

Ma aheyn arrin la rumeysan karo in xubnaha Baarlamaanka ay sameeyaan INQILAAB aan dhiig ku daadan, daqar iyo dhaawac…

Jan 4 2012 / No Comment

Colaada culumada iyo ciyaarta cusub ee salafiyiinta soomaaliya (w/q Axmad Xalaal)

Bismillaah, siyaasada wasaqeysan ee soomaaliya waxey sharafta kaqaaday cid waliba oo lug ku yeelatay, waxey shacabka ka hor keentay…

Dec 12 2011 / 1 Comment

LIISKA DIL SUGAYAASHA DR. AXMED DABADII

December 7, 2011 LIISKA DIL SUGAYAASHA DR. AXMED DABADII 1- Aqoonyhan 2- Caalim diineed 3- Digtoor 4- Daaci 5-…

Dec 12 2011 / 1 Comment

Saldhigga Hoggaaminta Casrigaa Ah

Saldhigga Hoggaaminta Casrigaa Ah Aanku Horeeyo Tilmaantii Hoggaaminta Ee Sokraatis oo ahaa Nin Giriigii Hore u aha Hogaamiye Abbaraha…

Dec 12 2011 / No Comment

Dr. Axmed maxaa loo dilay?

Ugu horrayn aan taczi u diro ehelada iyo asxaabta Sheekha, uguna yeero sabar iyo ajar xisaabsi, ka dibna aan…

Dec 7 2011 / No Comment

Dhacdo Cajiib ah Barta Luqadaha.

Dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed, oo aan markoodii hore nasiib u helin gelidda Dugsiyada iyo Waxbarasho ay Luqaduhu ka mid…

Dec 3 2011 / No Comment

Dhacdo la-yaab leh “Ka-carar Dhunkashadeeda”

Wiil Dhallinyaro ah oo Soomaaliyeed ayaa ku noolaa dal ka mid ah kuwa Carbeed ee iyagu hodanka ku ah,…

Dec 1 2011 / No Comment

Soonka Muxaram waa Fursad Qaaliya!

Bilaha 12ka ah ee aan tirsano hadii aan nahay Muslimiin waxaa ugu horeeya Muxaram oo ah mid ka mid…

Nov 30 2011 / No Comment

Nabad kasoo burqaneysa Xeebta Xamar !!!! Faalo

Wixii ka danbeeyay markii mijiyaha la iskugu dhuftay xukuumadii Maxamed Siyaad waxa dalka uu salka la galay dagaalo iyo…

Nov 28 2011 / No Comment

Gabayga Aar Gedooday oo ku saabsan duulaanka ciidamada Kenya ‘Dhageyso’

Geesi laga baqaayo oo Gambasho aqoonin, Gawaan iyo Nin seexa yaqaan geeda dhinacooda, Gaardiska Ninkaa u socdee Gaala ka…

Nov 28 2011 / No Comment

Gabayga ku saabsan Askarti Burundi Muqdisho looga laayay iyo Cabdulaahi Soomaali ‘Dhageyso’

Cabdulaahi Soomaali iyo Gabayga Dayniile by xogsheeg Muslimiinta Xaqqa jecel Meel kastoo ay joogaan Maalin farxadeed ayay u ahayd…

Nov 24 2011 / No Comment

Ragga dacwaan ka nahay

Muqdisho – Dumarku waxay soo mareen marxalado ka gadisan oo aan marka laga hadlo lagu farxayn Damqinayana damiirkasta oo…

Nov 20 2011 / No Comment

Venal TFIs leaders shouldn’t be allowed to privatize Somalia’s sovereignty

TFG_leaders_Mohamud_Uluso 07:59 pm | After seven years, the Transitional Federal Institutions (TFIs) that formed the Transitional Federal Government of Somalia (TFG) have irreversibly morphed into the property of three venal leaders used by foreign powers, particularly Ethiopia. Today, TFI leaders…

Jan 11 2012 / No Comment / Read More »

Mo Farah oo urur samafal uga dhawaaqay London ‘Dhageyso Wareysi’

Mo Farah 02:46 pm | Orodyahanka Soomaaliyeed ee British-kana ah, Mo Farah waxa uu magaalada London kaga dhawaaqay urur samafal oo wax u qabanaya dadka Soomaaliyeed ee dhibaatada ku heysato dalka. Shir jaraaid uu ku qabtay jaamacadda St Marys University College,…

Dec 30 2011 / No Comment / Read More »

Dagaal ka soconaya Jubadda Hoose

ciidan-gaari-saaran 12:16 pm | Waraka naga soo gaaro degaanka Taabto ee ka tirsan degmada Afmadow ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegayay in uu halkaasi ka qarxay dagaal aad u xoogan oo u dhaxeeyo Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliyo oo is garabsanayo…

Oct 13 2011 / No Comment / Read More »

Laura Dekker oo ku guulaysatay in ay adduunka kaligeed doon ku soo marto

Capture22-1-2012-3.30.32 03:31 am | Laura Dekker oo ah gabar Nederlandees ah oo 16 sanno jirto ayaa ku guulaysatay in ay adduunka ku soo marto doon nooca shiraaca leh ee loo yaqaan Yatch oo ahayd mid ay ku hamin jirtay iyadoo…

Jan 22 2012 / Comments Off / Read More »

Ganaaxii dadka uu ka lumo Baasaboorka Nederlandeeska laga qaadi jiray oo la joojin doono

Baasaboorka holland 02:46 pm | Dadka uu ka lumo baasaboorka/teesaraha oo horay loo ganaaxi jiray Nedeland baaritaana lagu samayn jiray ayaa waxaa la sheegay sida lagu shaaciyey joornaalada Nederland in la joojiyey ganaaxa lacagta sida ay wasiiirka wasaarada arrimaha dibada ee…

Jan 14 2012 / No Comment / Read More »
Wararka

Maydadka 15 Soomaali ah oo lagu aasay Xeebaha Libya

tahriib22

02:35 pm | Maydadka 15 qof oo Soomaali ah ayaa lagu aasay Xeebta Magaalada Masraata oo 200-km Bariga ka xigta Caasimadda Dalka Libya…

Jan 26 2012 / No Comment / Read More »
Ciyaaraha

Pele: Messi weli ima gaari karo

Capture22-1-2012-0.36.38

12:38 am | Xiddiggii hore ee xulka qaranka dalka Brazil, Pele ayaa sheegay inaan la isla meel dhigi karin isaga iyo xiddigga kooxda…

Jan 22 2012 / Comments Off / Read More »

Pato oo diiday inuu ku biiro PSG

Jan 15 2012 / Comments Off / Read More »

Xogsheeg Tv

  • Sanad Wanaagsan 2012 [Heestii Sanad waliba iyo Tubeec]

    Play Video

  • Adobe Photoshop CS5 – Qoraal sawir sida loogu yeelo ‘Baro’

    Play Video

  • Adobe Photoshop CS5 – Baro sida la isku dhex galiyo laba sawir oo kala duwan

    Play Video

  • Waan ku daawadaa – Mukhtaar Oday [Hees cusub]

    Play Video

  • Sharciyada reeraha la isku keenayo ee Sweden oo wax laga badalay – Bashiir Salaad

    Play Video