47,704 unique visits
Navigation
Home
Filimaan
Heeso Soomaali
Forum
Contact Us
Photo Gallery
Search
The Kroax
BBC Somali
04:00 GMT Subaxnimo
11:00 GMT Duhurnimo
14:00 GMT Galabnimo
18:00 GMT Habeenimo
VOA Somali
4:00 PM Galabnimo
7:00 PM Fiidnimo
Random Media





Users Online
Guests Online: 7

Members Online: 0

Total Members: 9
Newest Member: khadra
Somali Links
Aftahan
Allceeldheer
Allgedo
Allsomali
Allsomalimusic
Allwariye
Aminarts
BBC Somali
Boondheere
Bulshoweyn
Cadaado
Ceelbaraf
Ceelbuurnet
Ceelbuurnet
Ceelbuuronlne
Ceelderaad
Dalkanews
Danannews
Dangarad
Dayniile
Gobolada
Hamarey
Hiiraan
Hornafrik
Iiroon
Jowhar
Maaryaa
Maracade.com
Markacadeey
Markacadey
Muuqaal
Onkod
Qaranimo
Raxanreeb
Saafifilms
Shaaciye
Shabelle
shacabka
Somalilinks
Somalivip
somalivip
Somaliweyn
Sominaonline
Soomaalidamaanta
Wadajir
Wariye
Xamarnews
Xogsheeg
Xogta



Wararkii ugu Dambeeyey
Guddoonka Barlamaanka oo Hay'adaha Samafalka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay inay gacan ka geystaan...
08-02-2010
WAR DEG-DEG AH: Ururka Al-shabaab oo soo Bandhigay ciidamo kagoostay Dowladda KMG ah.
08-02-2010
Taliska Ciidanka Milatariga oo ka hadlay Dagaalkii xalay kadhacay Magaalada Muqdisho.
08-02-2010
Khsaare Kadhashay Dagaal labo Maleeshiyo Beeleed ku dhexmaray Duleedka Degmada Wanlaeweyn.
08-02-2010
Dagaal Culus oo xalay kadhacay Qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho.
08-02-2010
Dowladda KMG ah oo Mucaaradkeeda ku Eedaysay Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha.
06-02-2010
Ciidamada Dowladda KMG ah oo maanta Baaritaano ka sameeyey Wadda Makka Al-mukarama.
06-02-2010
Dowaldda KMG ah iyo Ururka Xizbul Islaam oo ka hadlay Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo kajira Magaalada Muqdisho.
06-02-2010
Dagaal Beeleed sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo kadhacay Deegaanka Bacaadweyn.
06-02-2010
Qarax xalay kadhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
06-02-2010
Afhayeenka Ururka Al-shabaab oo Beeniyey inay balan uga bexeen Ururka Xizbul islaam.
04-02-2010
Shiikh Xasan Turki oo Xaqiijiyey inuu ku Biiray Ururka Al-shabaab.
04-02-2010
Dowladda KMG ah oo ku Goodisay inay Dagaal ku Qabsanayso Gobolada ay Gacanta ku hayaan Xoogagga Muqaawamada.
04-02-2010
Kooxo hubaysan oo xalay Dil iyo Dhac ka Geystay Deegaanka Lafoole.
04-02-2010
Kooxaha burcad badeeda ah oo afduub u geystay Doon laga leeyahay dalka Liibiya
04-02-2010
Dowladda KMG ah. Ururka Al-shabaab iyo Ururka Xizbulk Islaam oo ka hadlay Dabkii kadhacay Suuqa Bakaaaha.
03-02-2010
Iiraan oo Dowladda KMG augu Baaqday inay wada hadalo la furto Mucaaradkeeda.
02-02-2010
Ciidamada maamulka Somaliland ii tiro dad ah ku xirxiray magaalada Laascaanood.
02-02-2010
Maqaalada Iyo Fikradaha Dadweynaha
Habeenadii cabsida W/Q Axmed C/samad
04-02-2010
Xuuraan: Tashi mise tamashleyn "Mombasa"? W/Q Saxansaxo
14-12-2009
Faroole oo Masaajidda Puntland ka Dhigtay Minbar uu Muslimiinta ka Maago.
14-11-2009
Xuuraan: Yaanbo Yaa Yiri W/Q Saxansaxo
14-11-2009
Qisadii nabi Muuse iyo Khadir (Q. 3aad) W/Q Axmed C/samad
14-11-2009
Xasan Daahir oo Xabaalaha Xamar Badiyay.
31-05-2009
SUXUFIYIINTA SOOMAALIYA: MA SIDAN BAA AQOONTOODU!
31-05-2009
SUXUFIYIINTA SOOMAALIYA: MA SIDAN BAA AQOONTOODU!
31-05-2009
KUWAAS HAWIYE MA MATELAAN???
26-05-2009
Falaqaynta Fikirka Shabaabka
26-05-2009
Qubanaha/Arrimha Bulshada
Abaabulo Dagaal oo laga soo sheegayo daafaha magaalada Kismaayo xarunta gobolka J/hoose.
03-10-2009
Hambalyo: Mohamed Shukri iyo Hodan Abdi Mowliid oo Meherkoodu ka dhacay Dhagaxbuur.
28-09-2009
C/samatar Carabow iyo Maryan Maxamed Ibraahim oo Tahniyad Dhalasho loo Dirayo
06-09-2009
Ogeysiis Muhiim u ah Ardayda dhameysatay Dugsiyada Sare.
05-06-2009
Qiso Cajiib ah Abuu Xaniifa oo Muslimiinta Guul weyn u keenay.
19-04-2009
Dhaqanka Hawiye oo cambaareeyey dilkii xildhibaan C/laahi Ciise Abtidoon.
16-04-2009
Xaaladda Suuq Bacaad oo deggan iyo iska horimaad xalay kadhacay deegaankaas.
15-04-2009
Ha sixin dadka haddii aad qaldan tahay, Sheeko Xikmad leh.
14-04-2009
Ardayda Sudan oo hambalyo u diraya Dayib Muuse oo wiil uu u dhashay.
12-04-2009
Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud.
11-04-2009
Guddoonka Barlamaanka oo Hay'adaha Samafalka iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay inay gacan ka geystaan Dayactirka Xarunta Golaha Shacabka.
Guddoomiyaha Golaha Barlamaanka KMG ah ee Somalia Aadan Maxamed Nuur Aadan Madoobe oo maanta kormeer ku tagay xaruntii hore ee Golaha shacabka oo ay ka socoto howlo dayactir ah ayaa ugu baaqay hay'adaha Samafalka iyo ganacsayada Soomaaliyeed inay ka qaataan dayactirka xarunta Golaha Shacabka.
WAR DEG-DEG AH: Ururka Al-shabaab oo soo Bandhigay ciidamo kagoostay Dowladda KMG ah.
Inka badan 60-askari oo katirsanaa dowladda KMG ah ayaa goordhow lasheegay inay isku dhiibeen ururka Al-shabaab oo dagaal kala horjeeda dowladda KMG ah ee Somalia iyo ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho.
Taliska Ciidanka Milatariga oo ka hadlay Dagaalkii xalay kadhacay Magaalada Muqdisho.
Taliska ciidanka Milatariga dowladda KMG ah ee Somalia ayaa ka hadlay dagaal xooggan oo xalay kadhacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho kaas oo u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo xoogagga kahorjeeda.
Khsaare Kadhashay Dagaal labo Maleeshiyo Beeleed ku dhexmaray Duleedka Degmada Wanlaeweyn.
Dagaal u dhexeeyey labo maleeshiyo beeleed ayaa kadhacay deegaan duleedka uga beegan degmada Wanlaweyn ee gobolka Sh/hoose, iyadoona dagaalka uu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Dagaal Culus oo xalay kadhacay Qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho.
Dagaal u dhexeeyey labo maleeshiyo beeleed ayaa kadhacay deegaan duleedka uga beegan degmada Wanlaweyn ee gobolka Sh/hoose, iyadoona dagaalka uu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Dowladda KMG ah oo Mucaaradkeeda ku Eedaysay Dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha.

Dowladda KMG ah ayaa maanta ku eedaysay ururka Al-shabaab inuu mas'uul ka yahay gubashadii qeybo kamid ah suuqa weyn ee Bakaaraha oo habeeno kahor uu qabsaday dab xooggan kaas oo baabi'iyey hanti fara badan.

Ciidamada Dowladda KMG ah oo maanta Baaritaano ka sameeyey Wadda Makka Al-mukarama.

Ciidamada dowladda KMG ah ayaa maanta baaritaano waxa ay ka sameeyeen wadada Makka Al-mukaraam ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay dowladda KMG ah gacanta ku heyso.

Dowaldda KMG ah iyo Ururka Xizbul Islaam oo ka hadlay Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo kajira Magaalada Muqdisho.

Dowladda KMG ah iyo ururka Xizbul islaam ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka jira magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia kuwaas oo cabsi xooggan ku beeray shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Dagaal Beeleed sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo kadhacay Deegaanka Bacaadweyn.
Inta la xaqiijiyey inka badan 9-qof ayaa ku geeriiyootay tiro kalena way ku dhaawacmeen dagaal beeleed kadhacay deegaanka Bacaadweyne gobolka Mudug ee dalka Somalia.
Qarax xalay kadhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Qarax xooggan oo loo adeegsaday bam gacmeed ayaa xalay kadhacay mid kamid ah xaafadaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari xilli uu sii xumaanayo amaanka magaalada Boosaaso ee mamaulka Puntland.
Habeenadii cabsida W/Q Axmed C/samad
Qoyska adeer Cali wuxuu yaaley meel bahgooyo ah oo u dhexaysa labada beelood ee colaadda ehliga ahi u dhexaysey. Goor cawaysin ah ayaa qaylodhaan soo yeertay, waxaana laga qaylo keenay qoyskii adeer Cali oo la yiri col baa ku habsaday.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Ku Biir Liiska Hubaal

Si aad marwalbo

ula socoto

Barnaamijyada

kusoo kordha

Hubaalnews.com

Emailkaada

Meesha Hoose Ku Qor

 

Madaxweynaha Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed

Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Abuu Mansuur









Codeey
Sidee buu kula yahay Hubaalnews.com?









You must login to vote.